Muuqaal Cajiib Ah: Daawo – Dzeko,Hulk,Ibrahimovic & Goolashii Ugu Cajiibsanaa Ee Laga Dhaliyay Todobaadka 3-aad Ee Tartanka Champions League

by admin | Monday, Oct 22, 2018 | 1068 views

Waxa todobaadkan la ciyaari doonaa tartanka champions League todobaadkiisii 3-aad iyada oo la ciyaari doono kulamo xiiso leh oo si weyn loo sugayo kana mid yihiin kulamo waaweyn.

Tartanka champions Leageu ayaa ah mid si weyn xiiso u leh sanadkan iyada oo kooxaha ka qayb galay tartanku ay dhamaantood isku diyaarinayaan in ay ku guulaystaan sanadka.

Hadaba waxa aan muuqaalkan ku soo gudbin doonaa goolashii ugu quruxda badnaa goolashii ugu quruxda badnaa ee laga dhaliyay todobaadka 3-aad ee tartanka champions League Laacibtv Ka

Like it? Share it!

Leave A Response