Muuqaal: Daawo Jorginho & Callum Hudson-Odoi Oo Ku Digtay Weeraryahanka Alvaro Morata Oo Laad Uu Si La Yaab Leh Meel Banaan Ugu Laaday

by admin | Saturday, Sep 29, 2018 | 946 views

Xiddigaha kooxda chelsea ee Jorginho, Callum Hudson-Odoi Iyo Álvaro Morata ayaa qabsaday tartan laadka ah kadib markii ay dhamaysteen tababarka kooxdooda kuwaas oo ku tartamayay in ay kubada la helaan calaamado ay shabaqa dhex dhigeen.

Álvaro Morata ayaa laadkiisii ugu horeeyay si la yaab leh meel cidla ah u laaday oo aan xitaa shabaqa dhexdiisa ahayn taas oo keentay in ay xiddigaha Jorginho & Callum Hudson-Odoi si baas ugu digtaan.

Like it? Share it!

Leave A Response