Muuqaal: Mohamed Salah Vs Luis Suarez? Yaa Fiican Xiddigaha Inta Ay Xidhanaayeen Maaliyada Liverpool

by admin | Wednesday, Oct 17, 2018 | 955 views

Mohamed salah ayaa ah xiddiga ugu fiican kooxda Liverpool inkasta oo uuna xilli ciyaareedkan ku jirin qaab ciyaareed fiican ilaa haatan bilowga xilli ciyaareedkan.

Salah ayaa ah xiddigii ugu horeeyay ee Liverpool u dhaliyo goolal badan tan ilaa Luis Suarez oo wacadaro ka dhigay Liverpool ka hor intii uuna ka tagin kooxda.

Hadaba daawo labada xiddig oo go,aami midkee ugu fiican markii ay joogeen kooxda Liverpool adiga oo qiimaynaya xilli ciyaareedkii ugu horeeyay ee salah iyo xilli ciyaareedkii ugu dambeeyay ee suarez Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan

Like it? Share it!

Leave A Response