Odayaal Iyo Waxgarad Ka so horjeestay Magacaabistii Gudoomiyaha Cusub ee Jalalaqsi

by admin | Wednesday, Aug 22, 2018 | 866 views

kulan ay iskugu yimaadeen odayaal iyo waxgarad ka so jeedo Dagmada Jalalaqsi ee Gobolka hiiraan ayaa ka so horjeestay Magacaabista Gudoomiyaha Cusub ee dagmada Jalalaqsi ee Gobolka hiiraan kaas uu dhawaan so magacaabay  madaxweynaha Hirshabelle maxamed cabdi waare ,

Waxgaradka oo kulanka kadib la hadlay warbaahinta ayaa ku baaqay in dowlada soomaaliya ay o gaato dhibatada ka dhacdo jalalaqsi in uu ma suul ka yahay madaxweyne waare,

Mudooyinkii danbe ayaa waxaa jiray muran iyo buuq la xariiro magacaais u sameyay madaxweynaha Maamulka Hirshabelle kuwaas oo ay ka mid yihiin gudoomiyayaal dagmo oo ay ku jirto Jalalaqsi,

Like it? Share it!

Leave A Response