qaar ka mid ah wariyaasha ka howlaga magaalada baladweyne ayaa ka hadlay cadaalad tadaro ka dhaxjirto wasaarada warfaahinta hirshabele.

by admin | Sunday, Feb 17, 2019 | 1268 views

Qaar ka mid ah wariyaasha kusugan magaalada baladweyne ee xarunta gobolka hiiraan oo la hahadalay qaar ka mid ah warabaahinta magaalada muqdisho ayaa edeyn u jeediyay wasaarada warfaahinta maamulka hirshabeele waxayna ay ku eedeeynen qof jecleysi iyo cadaalada daro.
wasaarada warfaahinta ma jirto wax ay u qabatay wariyasha ku nool deegaanda hirshabeele muqdisho ayuu iska joga wasirka marka waxaa ka codsaneynaa madaxweynaha hirshabeele in uu badalo si loo hormariyo wariyaasha ka shaqeya deegaanada hirshabeele sidaas waxaa yiri’ mid ka mid ah wiriyaasha ka hadlay .
ma jirto wax qabad loo sameyey wariyaasha hirshabeele ayuu sii raaciyay.
bilihii ugu danbeeyay waxaa jirtay qilaaf xoogan oo u dhexayay wasiirka warfaafin maamulka hirshabeele iyo agasimayaasha warbaahinta madaxa banan kadib markii uu ku soo rogay lacag warbaahinta deegaanada hirshabeele.
laso warbixin kale oo kusaabsan musuq maasuq wasaarada warfaafinta hirshabele ay sameysay.

Like it? Share it!

Leave A Response