Qarax caawa ka dhacay Magaalada Muqdisho

by admin | Monday, Jan 14, 2019 | 1288 views

Qarax jugtiisa laga maqlay meelo badan oo Muqdisho kamid ah ayaa waxa uu ka dhacay nawaaxiga Isgooska Banaadir ee Magaalada Muqdisho, waxaana qaraxaasi loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay.

Wararka   ay no kal heleyno  Magaalada Muqdisho  ayaa ku waramaya in qaraxaasi uu ka dhacay halka la dhigto gaadiidka oo ah afaafka hore ee Maqaaxida The Village.

Lama oga khaaaraha rasmiga ah ee ka dhashay qaraxaani, waxaana durbadiiba goobta uu ka dhacay gaaray gaadiidka gurmadka deg dega oo halkaasi ka daad gureynaya dadkii ku waxyeeloobay.

Like it? Share it!

Leave A Response