Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay Duleedka Muqdishoah oo ka dhacay Duleedka Muqdisho{sawiro}

by admin | Saturday, Jan 18, 2020 | 526 views

Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay halka loo yaqaan bood boodka oo ku dhow koontaroolka Baar ismaaciil ee degmada Afgooye, ayaa wararka la helayo waxay sheegayaan inuu jiro khasaare nafeed.

Askar ka tirsan ciidamada dowladda iyo shaqaalle Turki ah oo saarnaa gaari Cabdi bille iyo gaari kale ayaa wararku waxay sheegayaan in lagu dhuftay gaari NOHA ah oo qarax uu ku xirnaa.

Dadka dhaawacmay ayaa loo soo qaaday Muqdisho iyadoo si kale ay jiraan dad dhintay oo tiradooda ay ku socoto hubin.

 

Like it? Share it!

Leave A Response