Qaraxa ka dhacay Laanta ilaalada Canshuuraha Biriga ee Muqdisho{sawiro}

by admin | Saturday, Jul 4, 2020 | 400 views

Khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay Qarax ka dhacay Laanta Ilaalada Canshuuraha Biriga oo kasoo horjeeda Dekedda Muqdisho.

Wararka qaar ayaa sheegaya in dhaawac uu soo gaaray ku dhawaad Askari ilaalo ka heysay xarunta , islamarkaana uu qaraxa ku geeriyooday ruuxii waday gaariga laga soo buuxiyay waxyaabaha Qarxa.

Like it? Share it!

Leave A Response