Qaraxyo ka dhacay magaalada baladweyne ee xarunta gobolka hiiraan

by admin | Wednesday, Jul 25, 2018 | 948 views

wararka naga soo garaya magaalada baladweyne ee   xarunta  gobolka hiiran ayaa sheegaya  in xalay  la qarxiyay   baalooyinka     ku shaqeeya  cadceeda   ee ku yaala   bartamaha magalada baladweyne,

saraakiil  ka tirsan ciidmada  gobolka hiiraan ayaa  waxaa ay sheegeen in ay  wadan baritano  ku aadan sida ay ugu suura gashay   in la qarxiyo   baalooyinkaas oo qaar kood ay u dhawyihiin xerooyin ay ku sugan yihiin   ciidamada  dowlada soomaaliya maalmihii ugu danbeeyay magaalada baladweyne amnigeeda ayaa sii xumanayay.

 

 

Like it? Share it!

Leave A Response