Qeybo ka mid ah Galgaduud oo maanta ay u tahay maalinka koowaad ee Ciida

by admin | Wednesday, Aug 22, 2018 | 783 views

Qeybo ka mid ah gobolka Galgaduud ayaa maanta waxa ay u tahay maalinka koowaad ee Ciidul Adxaa, maadaama shalay u aheyd maalinka Sagaalaad ee bisha Carafada.

Magaalooyinka Dhuusamareeb iyo Guriceel ayaa maanta laga ciidayaa, iyada oo masaajidada iyo barxadaha waa weyn maanta laga tukaday salaada ciidul Adxaa.

Dunida islaamka ayaa shalay waxa ay u aheyd maalinka koowaad ee Ciidul Adxaa, iyada oo magaalada Muqdisho iyo gobolada dalka si siman looga ciiday.

Like it? Share it!

Leave A Response