AKhriso : fadeexad maanta ka dhacday magaalada baladweyne ee xarunta gobolka hiiraan.

by admin | Thursday, May 23, 2019 | 755 views

wararka naga soogaraya magaalada baladweyne ayaa shega in uu jiro qilaaf xoogan oo ka dhaxtaan wariyasha magaalada baladeyne ka shaqeya ka dib markii madax katirsan hirshabele ay sameeyeyen qof jecleysi.

mid ka mid ah wariyasha kusugan magalada baladweyne ayaa sheegay in maanta ay tageen garoonka diyaarada si ay u gutaan waajibadoda lkn loo shegay in aysan madaxda hadleeynin baaritaan ay sameysay shabakada reegaay.com ayaa ogaatay in uu jiro qilaaf ka dhaxtaan wariyaasha kashqeya magaalada baladweyne qaarkood ayaa raba in ay wariyasha ayaga ugu danbeeyayan madaxda hirshebele kuwo kale ay dhankoodo ku doodayaan in ay taas ku adagtay .

si an wax badan ugu ogaano arintaan ayaan laxiriirnay mas.uul ka tirsan maamulka gobolka hiiraan waxaan uu noo xaqiijiyay in ay arintaan manta dhacday ay jirto balse madaxda aysan wax lug ah lu laheen,

magaalada baladweyne hada waxaa jooga madaxweynaha maamulka hishabele iyo xildhibaano mana jirto wax ka hadlay arintaan .

 

Like it? Share it!

Leave A Response