Ronaldo Waxa Uu Rabaa Hal Wax Oo Aysan Real Madrid Siin Karin! Waxaa Aragtidaas Qaba Guillem Balague

by admin | Sunday, Sep 23, 2018 | 918 views

Cristiano Ronaldo waxa uu aad uga baahan yahay Juventus “JACEYL” arrin uu ka waayey ama aysan siin karin Real Madrid, sidaas waxaa qaba Guillem Balague.

Ronaldo waxa uu Juventus xagaagan ugu soo biiray £105million kaddib 9 sano oo uu ku sugnaa Real Madrid.

Like it? Share it!

Leave A Response