Shariif Xasan iyo Kooxdiisa Tigreega hadii ay xal keeni wayan

by admin | Wednesday, Aug 8, 2018 | 895 views

Waxaan halkan ugu cadeyneynaa hadii Shariif Xasan iyo Odeysha Dalalka ah ay xal keeni waayaan Mudo dhow waa in koonfurta Soomaaliya laga sifeyaa oo ay aadaan Deeganada ay Asalkooda ka soo jeedaan Qabiilada Asalka ah ee Deegaanka ilaa lixda Gobol midna aad .Ahmed Madoobe u dhiibateen idinkoo Hal qabiil isku ah ogada in dadka Samirka ka dhamaadey oo Gumeystihii Tigreega uusan Koonfurta Soomaali joogi doonin waa Cusub iyo Sheeko aan la maqal oo Baydhabo dhexdeeda ka bilaban doonta xaalkada waan la soconaa Tigree Taangi kuma heysee Tata Raadso.

Like it? Share it!

Leave A Response