Shil Gaari Oo Khasaaro Geeystay Oo Ka Dhacay Duleedka Baladweyne

by admin | Sunday, Oct 21, 2018 | 795 views

shan qof oo dhaawac ah ayaa lasoo gaarsiiyay isbitalka guud ee magalada baladweyne ee xarunta  gobolka hiiraan kadib markii gaari nuuca soomaalidu u taqaaq xaajiyo uu kula rogmaday deegaanka camaloow ee duleedka koofur bari ee magalada baladweyne

dhaqaatiirta isbitalka ayaa hiiraanweyn u sheegay in qaar kamida dhaawac yada ay xaaladoodu culustahay balse ay ku dadaalayaan bad baadintooda.

gaariga xaajiyada ah ee rogmaday ayaa ku soo jeeday magalada baladweyne

Like it? Share it!

Leave A Response