Somaliland oo amar culus kusoo rogtay Iskuulada sida gaarka ah loo leeyahay

by admin | Sunday, Dec 9, 2018 | 1053 views

Wararka aan ka heleyno Somaliland ayaa sheegaya in Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ay soo saartay amar ka dhan ah Iskuulada sida gaarka ah loo leeyahay ee aanan gacanta Somaliland ku jirin.

Aamarkaani kasooo baxay Wasaaradda waxbarashada Somaliland aya ah in wax ruqsad ah ama ogolaasho la siin karin ilaa amar dambe dadka doonaya in ay furtaan Iskuullo hor leh oo gaar loo leeyhay, sidaas si lamid ahna aanan iskuulada jira ee gaarka loo leeyahay aanan loo ogaleyn in ay furtaan xarumo cusub oo ay isku balaarinayaan.

 

Like it? Share it!

Leave A Response