Soomaalida Qaar oo aan Fahansaneyn Dabeesha halka ay

by admin | Tuesday, Aug 7, 2018 | 903 views

Soomaalida inta badan ma fahansana Dabeesha halka ay u socoto dhagartii ay dhigeen Tigreega oo fahankeedu adag yahay iyo Dagaalka uu Dhexmaro Qoomiyada Oromada iyo Soomaalida.   Calamada yer ee aan doonaya inan tusaale idin tuso Soomaalida  qaar waxey moodayaan taariikhda in AD keliya bilaabatey oo taarikh kale jirin hadaba dib u milicso koonfurta waxey yaqanin sanad la yiraahdo sabti Ahad ilaa ayaamaha la socdo wadamada aduunka ugu faca weyn oo dhan sanadyo iyo sir badan oo ay qariyaan Taariikh ayaa jirta. Soomaalida Dagaal intii horey loo geliyey ayaa ku filan lakiin hadii Dowlada Federaalka Aqligeeda Dhaqala iyo magac raadis uu noqdey Ganacsatidii Muqdisho aan dalka danka laheyn Doolarka dartiis Dalka u dumineyaan.  Culumadii dhaqala Raadis iyo Farqi diimeed ku mashquuleen oo colaada ka macashayaan. Dhalinyarada Soomaaliyeed khaasatan dhalinta Koonfurta Soomaaliya Gobolka Hiiraan ilaa xududa Ethopia iyo Kenya waa iney midoobaan oo Deeganadooda difaan ilaa Shaqsi kasta ku nool deeganadaas sinaan iyo cadalad uu ka helo ba bilaahi Towfiiq

Like it? Share it!

Leave A Response