Soomaalidu waa Geedka Gabal dayaha{warbixin}

by admin | Sunday, Sep 30, 2018 | 1381 views

Somalidu maxaa u diidey iney ka fogadan Qabyalada?  Soomaalida   waa walalo waa wada muslim  Jileec hanoqdo ama muwalad iyo   Jareer waxaa jirta dadkani waxey ku midoobeen diinta Islaamka waxaana dhexmarey Guur iyo is dhexgal oo aan maanta bilaban.

Waxaa jirta in Soomaalidu is dilaan is dhacaan oo ay is cayaan oo hadana colaada dheer isuqaadaan sababta maanta keentey in lagu Heshiin waayey federal iyo kala qeybin wey isla deegaan qolo qabiil gaar ah leh ama deegaan.

 

Gaar ay u leedahay Majiro ee yaan lagu daalin ee waxaa na mideyn kara Somalinimo iyo walaltinimo, waaxan halkan ugu sheegi lahaa dadka wariyasha ah ee qalinka ama mekrofoonka fidnada ah wado walalayaal in Guul aadan gareynin hadii Soomaali qolo qolo ka reynkarta ama Group diimeedkii. Marqamiya, Ahmadiya , Qadiriya, Salixiya, oo isku dayey iney diin ku kala qeybiyaan ayaa Kari waayey Soomaalinimadu waa geedka Gabal dayaha oo Hadaba qoraxdu la guuro hadii aad lacag heysatid iyo fikrad Cusub waxey ku taagyerayaan ilaa lacagtada kaa dhamaato oo walaguu sacabinaya malinta ay ku bartaan oo ay Ogaadaan qabiilkadana wey ka Tagayaan Garabkagana ma ahan ee Adigoo cidla taagan ayaad arkeysa.

Wadaamada nala deriska ah Ethopiya, Kenya, Uganda, Tanzaniya, Burundi Ruwanada, dadka dega waa dad kala degan oo Asalkooda is yaqana oo hadii dagaal sokeye ka bilowdo waa Dab keyn ka kacey xili barqo ah dadkii Damin lahaa tiyatarka muqdisho ka heesayaan Dadka Soomaaliyeed diinta Islaamka firqooyinka ka ah Soomalida doonaya iney ku kala qeybiyaan ma soconeyso ha isku daalinin dadka qabiilka iyo isir faquuqa jilileec iyo jareer Adeer ha isdaalin dadka Soomaaliyeed waxaa rogi waayey Balqiisa nabi Salbeen ilaa qolo walba oo timaado iyagaa u milma sida Cusbada.

Waxaa ka sii daran Wiilasha. Bible ka moodaya in Soomaaliya maanta la keeney ee maalinkasta leh waxaan dooneyneyna Culimo nalala Muranta Adigu nabiyada makala taganin kuwa Ilaahey dadka ka qariyey ee Geeska Afrika ka soo jeeda nabiyada maxey Geeska Afrika ugu soo cararijireen ma kieistaan aamin San masix inuu cadan aha ma horta inta idinka Culimada Soomaalida uyeran anaka ayaa Hibru ga iyo Carabiga halka aya isku heystaa kuu shegeyna angeliga johafa Widnes iyo diimaha maalinkasta soo Kordhey.

Noo imada Macno   o malahan inaad karoos xiratid ee kiristan sheegatid ee maxaad ka ogtahay siliska aad xirantahay sabtuu ku mid Soomaaliya baro iyo Geeska afrika Ethopiya xitaa ka soo baro Orthodox ka runta Maryamo waxey ka Aminsanyihiin ama Fikrada Thika Kenya iyo Koriyanka wax idinku baro iyo fikradaha rer galbeedku haya faay saxibayaal doontina Thika haku xirato. Soomaaliya Timirtii horaa dablooga la yahay.

Like it? Share it!

Leave A Response