Suuq qudaarta Baladweyne oo dib u furmay kadib markii ay sameysay fatahaadii webiga shabeelle

by admin | Wednesday, Nov 20, 2019 | 633 views

Suuqa qudaarta degmada Baladweyne oo ah suuqa ugu weyn gobolada dhexe ee dalka  ayaa dib u furmay kadib markii ay saameysay fatahaadi wabiga shabelle iyado Dhaqdhaqaaqa ganacsi ee suuqan uu dib usoo noqday.

Like it? Share it!

Leave A Response