Tiradda Gudigga dib u eegista Dastuurka oo la kordhiyay

by admin | Sunday, Apr 8, 2018 | 928 views

Gudigga dib u eegista iyo lasocodka arimaha dastuurka baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxa ay sheegeen in lakordhiyay tirada gudigaasi .

Gudoomiyaha gudigaasi Mudane Cabdi Xasan Cawaale Qeyb diid ayaa waxa uu sheegay in tirada gudigaasi oo markii hore ay ahaayeen 10 xubnood laguna soo biiriyay lix xubnood oo hor leh.

Gudoomiyaha ayaa waxaa uu sheegay in lixdaan xubnood laga keenay maamul goboleedyada dalka kajiro.

Gudiga dib u eegista iyo  la socodka  arimaha dastuurka Soomaaliya ayaa goloha aqalka sare ee dalka u qeybiyay qodobada uu ka koobnaan doono dastuurka dalka si ay tala bixin uga sameyaan.

Like it? Share it!

Leave A Response