Ugaas Xasan Ugaas Khaliif Oo Diiday Dalab Uga Yimid M/weyne Waare

by admin | Friday, Apr 6, 2018 | 982 views

Ugaas Xasan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble Oo ah Ugaaska Beelaha Deggan Gobolka Hiiraan ayaa waxa uu kulan kula qaatay Magaalada B/weyne Madaxweynaha HirShabelle Maxamed Cabdi Waare.

Kulankaasi oo Wariyeyaasha ay dibad joog ka ahaayeen ayaa lasheegay inuu kusoo dhamaaday is faham daro qodobada qaar.
Madaxweyne Waare Ayaa weydiistay Ugaas Xasan in Duqa Magaalada B/weyne Cali Dhuux Mahad Alle Xilka uu wareejiyo balse uu taasi uga dhigay Shuruud in Lacagaha loo soo qaado Jowhar la joojiyo.

Like it? Share it!

Leave A Response