Wa deg deg ah xiisad u dhaxeysa wariyaasha iyo ciidamada nabad sugida ayaa ka tagan magaalada baladweyne .

by admin | Friday, Apr 6, 2018 | 1049 views

Qaar ka mid ah wariyasha   magaalada  baladweyne ayaa warbaahinta u sheegay  saraakiil  ka tirsan nabad sugida   ay u hanjabeen ka dib markii   wariyasha   lagu amray  in aysan   diri Karin   mooshinka  looga soo  horjeedo maxamed  cabdi waare    kaas  oo  ka socdo  magaalada  baladweyne.

Wariyasha   magaalada ayaa warbaahinta waxay u sheegn in hadii wariye  lagu dilo baladweyne ay ka danbeeyaan shaqsiyaaad ay sheegeen in hada ay ku soo biireen gobolka   oo xitaa aan la socon  xaqa wariyaha uu leeyahay.

Nabad sugida  ayaa wada cadaadis  ah   in warbaaahinta  ay caburiyaan lkn anaga  waxaan u shaqeynaa bulshada  mana ahan  in ay faraha la soo gasho warbaahinta sidaas waxaa yiri; mid ka mid ah wariyasha  ku sugan magaalada  baladweyne oo lahad warabaahinta.

Khamistii ayay  aheed markii  sida qaarkood ay sheegen in looyeeray   balse  aysan kulmin  weli  ,

Wariyasha  magaalada baladweyne aya ku shaqeeya xaalad adag  oo  dhanka  nolosha ah.

Mana  jirto wax ka hadlay  ka soo  baxay wasaarada  warfaahinta  hirshabeele  oo ayada  xitaa aan siwanaagsan u shaqeynin

Dhawaan filo  warbixino kusaan  arintaan

Like it? Share it!

Leave A Response