Wabiga Shabeelle oo ku fatahay deegaano katirsan Gobolka Sh/dhexe

by admin | Sunday, May 26, 2019 | 770 views

qaar ka  mid ah   dadka  ku nool   deegano   hoostaga  gobolka Shabeelada Dhexe ayaa sheegaya in wabiga Shabeele uu ku fatahay deegaano hoos yimaada magaalada Jowhar ee gobolka Shabeelada Dhexe.

Wabiga ayaa fatahaad ka sameeyay tuulooyinka buur fuule iyo kulmis weyne   oo hoostaga magaalada Jowhar.  ee xarunta  maamulka  hirhshabale

Dadka ku dhaqan deegaanada hoos   taga  Jowhar ayaa   cabsi xoogan ka muujinayay fatahaad uu sameeyo wabiga Shabeele. waxana ay shegeen in aysan haysan jawaano   si ay ay ugu hortagaan fatahada wabiga  shabaleele…..cofd

Dadka ku nool deeganada uu maro wabiga Shabeele ayaa dhawaan ka cabanayay biyo la’aan xoogan kadib markii uu wabiga guray,balse imminka waxay ka cabanayan biyo badan iyo fatahaad uu wabiga sameeyo.

Like it? Share it!

Leave A Response