War deg deg ah: dad lagu kala afduubtay magaalada baladweyne .

by admin | Wednesday, Aug 8, 2018 | 1005 views

wararka naga  soo  garaya  magaalada baladweyne  ee xaunta  gobolka hiiraan ayaa sheegay  in magaalada  lagu afduubtay     dad kale  ka dib markii maalmahan magaalada ay ka taagneyt xiisad  ka dhalay xoolo kala dhacay.

wararka  qaar waxaa ay sheegayaan in uu maamulka ku lug leeyay   afduubyada  ka dhacay  magalada baaldweyn ka dib markii  ay la safteeen    qabiilada ay ka soo gala jeeedan  oo ah kuwa  hada is haysta,

laso wixii  soo kordha

Like it? Share it!

Leave A Response