war deg deg ah: dad shacab ah ayaa lagu afduubtay magaalada baladweyne,

by admin | Tuesday, Apr 3, 2018 | 1017 views

wararka naga  soo garaya magaalada  baladweyne ee xarunta  gobolka   hiiraan ayaa sheegaya in magaaladas lagu afduubtay laba qof  oo shacab ah   afduubkaan ayaa yimid ka dib markii  gudoomiyha  maxkamada daraja kood  uu  xukun ku riday    qof lasheegay  in uu  horay u dilay qofkale  balse  laba  beelood ay kala  qaateen diyo.

labadaan  laga afduubtay magaalada  baladaweyne ayaa waxay qaraabo yihiin    gudoomiyaha maxkamada daraja koobaad  ee gobolka hiiran.

magaaalada baladweyne hada waxaa ka taagan xiisad  taas oo ka ka dhalataya arintaan,

ma jirto cid maamulka ka tisaran oo  ka hadashay  waxana   soo  kordhay gobolka hiiraan afduubka loo geysanayo dadka shacabka ah.

Like it? Share it!

Leave A Response