WAR DEG DEG AH: Nabadoon Caawa Lagu Dilay Magaalada Baladweyne

by admin | Wednesday, Nov 14, 2018 | 893 views

Allaha unaxariisto Nabadoon cismaan yuusuf Ciiley Oo Kamid Ahaa nabadoonada gobolka  Hiiraan ayaa  Cawa Lagu Dilay xaafada howlwadaag ee Magaalada Beledweyne

Dilka nabadoonka ayaa waxaa geystay kooxo ku hubeysan baastoolado kuwaas oo goobta ka baxsaday dilka kadib sida ay u sheegeen  warbaahinta  dad ku sugnaa halka uu dilka ka dhacay,

dilka nabadoonka Ciiley loogu geystay Baladweyne waxa uu qeyb ka noqonayaa dilalka qorsheysan ee maal mahii ugu danbeyay ka dhacaayay Baladweyne

Like it? Share it!

Leave A Response