WAR DEG DEG AH: Qarax goor dhaw ka dhacay Baladweyne

by admin | Friday, Mar 1, 2019 | 226 views

Qaraxan ayaa waxaa uu goor dhaw ka dhacay guriga uu Baladweyne ka dagan yahay taliyaha ciidamada Asluubta Gobolka Hiiraan sida ay  u sheegeen  warbaahinta dad goobjoogayaal ah

Sadax askari oo ilaalo u aheyd taliyaha  ciidamada Asluubta Gobolka Hiiraan ayaa ku dhawacmay kuwaas oo ku  sugnaa afaafka hore ee guriga

Qaraxa ayaa waxaa la sheegay in uu ahaa mid la dhigay irida hore ee Guriga taliyaha waxana uu ku yalaa xaafada kooshin ee Magaalada Baladweyne

Like it? Share it!

Leave A Response