WAR Deg Deg ah Qarax ka dhacay magaalada Beledweyne

by admin | Friday, Dec 21, 2018 | 776 views

Qarax oo loo maleynayo in uu ahaa miinada dhulka lagu aaso ayaa ka dhacay xaafada Buundoweyn ee magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Qaraxa xoogisa ayaa laga maqlayay xafada qaar ee magaalada Beledweyne in kasto aan la ogeyn cid lala beegsaday.

Dhanka kale xiir aan la sameynay dadka ku dhaqan xafada Buundoweyn ayaa noo xaqiijiyay in uu Qaraxa ka dhacay xaafada Buundoweyne gar ahaan wada dheer ee jayga ah.

Qaraxa ayaa ku soo aday xili habeen ah oo aay dadku intiisa badan kala xarodeen lamina oga cida ay wax yeelo ka soo gaartay,walo ay jiraan goobo ganacsi oo xiliga abeenki ah halkaa ka furan.

lasoco wixii soo kordho

Like it? Share it!

Leave A Response