war deg deg ah :wariye isku day dil ka badbaaday

by admin | Sunday, Apr 15, 2018 | 942 views

wararka  nagaka soogaarayo magaalada  balaweyne ayaa sheegaya   in wariye  ka  howlgala magaaladas   uu  ka badbaaday isku day dil  ka dib markii  lasheegay  in  warbixino uu ka diyaariyay  qilaafka  madaxda hirshabeele.

waxaana ka danbeeya   sida wararka ay sheegaan xubno ka tirsan hirshabeele.

laso  wixoo soo kordha

Like it? Share it!

Leave A Response