War deg deg: xiisad ayaa ka taagan magaalada baladweyne ee xrunta gobolka hiiraan.

by admin | Wednesday, Apr 25, 2018 | 997 views

Sida uu warbaahinta usheegay Isu-duwaha Tamarta iyo Biyaha Ee Dowlad Goboledka Hirshabelle Qeybta Magaalada Baladweyn mr Cawil ayaa Sheegay in Gudoomiyaha Maamulka Degmada Baladweyne Maxamed Cabdi Qalaafow in uu howlahii shaqo ee Wasaarada uu Faraha la galay sida uu hadalka udhigay.

Waxa uu Baaq guud ahaan udiray Wasiirka Wasaarada Tamarta iyo biyaha madaxweynaha Hirshabelle iyo Guud ahaan Xubnaha maamulka Hirshabelle Hogaanka Guud ee Dalka Soomaaliya in ay Wax ka Qabtaan Fara gelinta lagu Haayo Howlaha Shaqo ee Wasaarada Tamarta iyo Biyaha.

Waxa uu intaasi ku daray hadii aanay wax ka qaban uu qaadanayo go,aanka ah shaqo ka tagista wasaarada,

Like it? Share it!

Leave A Response