Dunida Muslimka ayaa maanta iyo shalay laga Ciidayaa Maalintii Labaad ee Ciidul Fidriga kaddib muddo 29-Maalin ah oo dadka Muslimiinta ah aay soo guteen mid kamid ah Rugniyada ugu weyn Islaamka.
Maamulka iyo shaqaalaha Warbaahinta shabakada reegaay.com Shacabka Soomaaliyeed ugu Hambalyeeyay Farxadda Ciidda.
“Anigoo ku hadlaya Magaceeyga iyo kan shabakada reegaay.commmm waxaan Ummadda Muslimiinta ah ugu hambalyeyn munaasabadda Ciidul Fidriga,Alle waxaan ka baryayaa in uu dadka muslimiinta ah ka aqbalo Soonkii iyo Salaadii Bisha Ramadaan,Dadka Soomaaliyeed waxaan ugu baaqayaa in aay is cafiyaan is caawiyaan oo aay isku naxariistaan ayuu yiri agaasimaha guud ee shabkada reegaay.com