Wariye ka tirsan Idaacada VOA oo maanta lagu xiray magaalada Gaalkacyo

by admin | Monday, Jul 9, 2018 | 889 views

Ciidamada Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka ee magaalada Gaalkacyo ayaa maanta xiray Wariye C/waaxid Macalin Isxaaq oo ahaa wakiil wareedka Idaacada VOA.Saraakiisha Ciidamada NISA ayaa  u sheegay  warbaahinta  in Wariye C/waaxid Macalin Isxaaq loo haysto war uu ku qoray Webside kaas uu kaga hadlay Dagaalka u dhaxeeya dadka deegaanka iyo dagaalamayaasha Al-shabaab oo ka dhacay deegaano hoos yimaada gobolka Mudug.

Ma jiraan warar intaas dhaafsiisan oo laga helayo xariga Wariye C/waaxid Macalin Isxaaq.

Like it? Share it!

Leave A Response