Warqad tahnid ah……………………

by admin | Thursday, Jul 11, 2019 | 856 views

HAMBALYO AROOS. waxaan halkaan Hambalyo Aroos ugu dirayaa walaalkay iga yar Dr Abdifatah malaq deerow iyo Marwadiisa Qaaliga ah Drs Aasho guudow oo meherkooda ka dhacay maanta magaalada Baydhabo janaay taariikhda tahay 11/07/201. waxaan u rajeynayaa wiil iyo caano gabar iyo caano noqda kuwa isku waara guurkiina guur kheyr gurigiina guri nagi guulow kayeel AMIIN AMIIN

 

Like it? Share it!

Leave A Response