Wasiir Goodax oo Caddaadis kaga yimid maamul goboleedyadda

by admin | Tuesday, May 14, 2019 | 715 views

Mas’uuliyiinta ku sugan Baydhabo, Jowhar iyo Dhuusamareeb maamul goboleedyadda qaarkood ayaa si weyn uga soo horjeestay Go’aankii Wasiir Goodax uu ku joojiyay Imtixaanka guud ee dowladda Soomaaliya.Maamul goboleedyadda, Hirshabeelle, Koonfur Galbeed iyo Jubbaland ayaa kasoo horjeestay Go’aanka Wasiirka waxaana ay sheegeen in aan loo laaban doonin Lixdii maado ee la galay laakiin ay aqbalayaan in lasoo badalo kaliya ah Afarta hartay

 

Kulamo kala duwan oo arintaasi looga hadlaayo ayaa ka socda Magaalooyinka maamul goboleedyadda, waxaana si rasmi ah loo xaqiijiyay in go’aankaasi ay qaateen Koonfur Galbeed iyo Hirshabeelle

Like it? Share it!

Leave A Response