Wasiir ka tirsanaa Jubbaland oo geeriyooday

by admin | Thursday, May 7, 2020 | 457 views

Wasiirkii Waxbarashada ee  maamulka Jubaland, Macalin Maxamed Ibraahim ayaa geeriyooday Sidda ay Xaqiijiyeen Masuuliyiin ka tirsan maamulka Jubbaland.

Bilihii lasoo dhaafay ayuu xanuunsannaa Waxaana uu ku geeriyooday dalka Hindiya oo horay loogu qaaday Xaalad Caafimaad.

Agaasimaha Madaxtooyadda ayaa xaqiijiyay geerida Wasiirka.

Macalin Maxamed ma ahayn wasiir keliya, ee wuxuu ahaa mid kamida aasaasayaashii iyo tiirarka ay ku taagnayd Jubaland.

Like it? Share it!

Leave A Response