Wasiir Maareeye oo magacaabay Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Ganacsiga{AKHRISO:}

by admin | Monday, Sep 24, 2018 | 783 views

Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa maanta Magacaabay Xogahaye Guud ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshada.

Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ayaa Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda u magacaabay mudane Cabdicasiis Ibraahim Aadan, ka dib markii uu dhintay Ninkii xilkaasi haayay oo lagu Magacaabi jiray Abuukar Daahiye, Kaasoo ku dhintay Qaraxii Soobe 14-kii October.

https://radiorisaala.com/wp-content/uploads/2018/09/

Like it? Share it!

Leave A Response