Wiil dhalinyaro ah oo Sabab La Yaab leh isugu dal dalay Gobolka Galgaduud

by admin | Monday, Jun 18, 2018 | 953 views

Wararka ka imaanaya Degmada Camaara ee Gobolka Mudug ayaa waxa ay sheegayaan In degmadaasi uu Isku dilay Nin dhalin-yaro ahaa oo kamid ahaa dadka deegaanka.

Bashiir C/qaadair oo ah adeerka Ninka dhintay ayaa Warbaahinta waxa uu kaga warbixiyey qaabka uu u dhacay falka Wiilka dhalinyarada ahaa.

Waxa uu sheegay In shalay abaara 07:00 subaxnimo uu qol Isku soo xiray Intaas kadibna uu qolka  uu Isku dilay.

Sababta ugu weyn ayuu ku sheegay in shaqo la’aan ay soo wajahday,islamarkaana muddooyionkii dambe uu hadal hayey sidii uu u maareyn lahaa nolosha qoyskiisa

Like it? Share it!

Leave A Response