Dr Abiy Ahmed oo u khudbeynaayey Muslimiinta wadanka Ethopiya oo sheegay {sawiro}

by admin | Saturday, Jul 28, 2018 | 956 views

Dr  Abiy Ahmed   oo u khudbeynaayey Muslimiinta wadanka Ethopiya ayaa sheegey in uu kulmey wadanka qadar iyo Saudiya in ay u sheegeen in ay doonayaan in madaraso iyo meelo Diinta lagu barto ka furtaan wadanka Ethopia.

Markaas ayaan la diidey, oo Amir Mohamed I weydiiyey sababta. Waxaan ugu jawaabey  in aysan hader u baahneyn oo keliya ay doonayaan in Carabiga bartaan oo Diinta Islaamka ay baraan Carabta oo aan diinta Muslimka ay iloobeen waxey tahay aqoon, oo diinta Islaamka ay bilowgeedi tahay Salaam nabadheliyo oo maanta dhulka islaamka.

Dad Muslim  baabi eyey oo hadii au ogaan lahaayeen Islaamka in uu yahay maxariis  iyo isu gaar gaaris sida waxaa waajibka salaada. Soonka sekada iyo Xajka hadii ay awoodaan, hadey ogaan lahaayeen  wadamada dhibam ugu gargaari lahaayeen zekadooda keliya oo maanta waxaa dhibka la socda was wadamada muslimiinta oo dad Muslim ah dhibka la wadaan.https://m.facebook.com/story.php?story_fbid=10213926221284166&id=1068351787https://www.youtube.com/watch?v=b3GUI1rD9-M

Like it? Share it!

Leave A Response