Xaafad Ka Mid Ah Jowhar Oo Maanta Biyo Badan Ay Ku fataheen iyo cabsi ka jirta baladweyne

by admin | Monday, Apr 16, 2018 | 926 views

Sida ay inoo xaqiijiyeen Dadka kusugan Xaafada Kulmis Qeybta Buula Makiino ayaa sheegaya in buq ay ku fakatay halkaasi ay saameyn badan reebtay.
Shabakada Reegaay.com   ayaa goob joogayaasha qaar waxay usheegeen in Buqdaasi biyaha kasoo fatahay ay guryo badan ay ku shubmeen biyaha oo dad badan ay ka firxadeen.

sidoo kale gobolka hiiraan dadka ku nool hareeha wabiga shabeele ayaa waxaa soo wajahday cabsi ah in  uu fatahao wabiga  uuna dhibaato u geysto dadkas

Like it? Share it!

Leave A Response