Xafiiska Guddomiyahii Hore Gobalka Hiiraan iyo Hoyga uu degan yahay Mudane Yusuf Axmed Hagar ayaa laga Masaxay Sawirada Madaxweynaha Hirshabelle Dr.Maxamed Cabdi Waare {sawiro}

by admin | Tuesday, Jun 11, 2019 | 817 views

Xafiiska Guddomiyahii Hore Gobalka Hiiraan iyo Hoyga uu degan yahay Mudane Yusuf Axmed Hagar ayaa laga Masaxay Sawirada Madaxweynaha Hirshabelle Dr.Maxamed Cabdi Waare iyo Boorarka muujinayay Astaanta Hirshabelle ee horay ugu taagnaa Hoyga Mudane Dabageed.

Waxaa ka taagan oo kaliya Sawirka Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo.

Talaabadan ayaa kusoo beegmeeysa xili Madaxweynaha Hirshabelle xilka uu ka qaaday Guddomihihii Hore gobalka hiiraan Yusuf Axmed Hagar,isna uu xilka qaadistaasi sharci darro ku tilmaamay xeriirkane uu u jaray Hirshabelle.

Howlihii shaqo ee Maamulka Gobalka Hiiraan ayaa weli hakad ugu jira xiisada ka taagan Magaalada Beledweyne ee ka dhalatay xilka qaadistii uu sameeyay Md Waare.

Gudoomiyaha Cusub ee Gobalka Hiiraan Cali M Caraale Ma Yahay Nin Xilka ka Bixi Karo?

Maamulka Hirshabelle oo Awalba Siyaasada Xumi iyo Dhaqale ow tuhun Badan Ka Jiro
Gudoomiye Caraale Shacabka iyo Odayaasha Dhaqanka (Ciidamada) (Warbahinta ) Beelaha Reer Hiiraan Bulashada qeybaheda kala Duwan Haysto Mahaysto.

Hirshabelle oon Hiraan Laga Jaceleen Ayaa ow tuhun Badan Ka Jiro Gobalka Ayaa Magacabi aan aan laga Fileen Caraale ayaa Dhacday.Halka Gudoomiye Cusub jooga waxa Hoyga u ah guryaha martida ee Xerada Lama Galay Mana Haan Shaqasi Fur Furan Shacabka Kasban Karo.

illo xog-ogaal ah ayaa inoo xaqiijiyay Radio Halgan In oow Wadi Karin Howashan dad ku dhow Dhow oo kula Taliyay
noow Is Casilo Gudoomiye Cusub Xilka Mudane Caraale Waline Go.aan Ma qadan Gudoomiye Caraale.

Sawirka Halgan Radio live TV.

Sawirka Halgan Radio live TV.

Like it? Share it!

Leave A Response