Xiisad u dhaxeysa labo beel oo ka tagan magaalada baladweyne iyo dad lakala afduubtay. .

by admin | Friday, Aug 3, 2018 | 985 views

wararka  naga soo garaya magaalada  baladweyne  ee xrunta   gobolka hiiraan ayaa  waxaa ay sheegayan in magalada baladweyne    ay ka taagantahay  xiisad     u dhaxaysa  labo beel    ka dib markii     duleedka magaalada baladweyne  lagu kala dhacay   geel  sida ay noo sheegeen maamulka  gobolka  hiiran oo an wax ka weydiinay .

wararka  qaar ayaa shegaya in   uu jiro dad lagu kal afduubtay magaalada baladweynesan  ila laku kalsoonayahay ayaa warbaahinta u sheegay in ciidamo ka tirsan maamulka  gobolka hiiraan  ay ku jiraan dadka wax  afduubatay     .

gobolka hiiraan waxaa ka tagaan dagalo u dhaxeeyo beelo  wada daga gobolka hiiraan,

Like it? Share it!

Leave A Response