Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa haatan dadaal xoogleh ku bixineyso in laga qaado cunaqabateynta hubka ee saaran Soomaaliya, taas oo lagu soo rogay sanadkii 1992. Dowladda ayaa qorshe ballaaran oo arrintan ku aadan hadda ka wada magaalada New York ee dalka Mareykanka halkaas oo fadhi u ah Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay. Cali Cumar Cali (Balcad) oo ah Wasiiru...

Mid kamid ah jilayaasha ugu caansan riwaayadaha soo jireenka ah ee Japan ayaa loo xiray inuu waalidkiis ku kaalmeeyay in ay isdilaan. Ennosuke Ichikawa ayaa la helay isaga oo jiifa gurigiisa oo ku yaalla Tookiyo bishii May. Waalidiintiis ayaa Iyana laga helay iyaga oo miyir la’ oo ku jira qol kale oo guriga ah, mar damabana waxaa la xaqiijiyay in ay mayd ahaayeen. Booliska...

Maanta waa Maalinta Koowaad  ee Munaasabada Ciidul Adxa, waxaana si siman looga wada Ciiday dhammaan Wadamada Islaamka oo ay Soomaaliya qeyb ka tahay. Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka, waxaana Masaajidada waa weyn Salaada Ciidul Adxa ku Tukaday  boqolaal ruux, waxaana Saalada kaddib dadka Soomaaliyeed si ay farxad ka muuqato isugu hambalyeynayeen Munaasabadda Maalinta...

Golaha Ammaanka ee QM ayaa cod aqlabiyad ah ku meel mariyey qaraar lix bilood ah oo lagu kordhinayo illaa bisha December ee soo socota xilliga hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS). Golaha ammaanka ayaa sheegay in muddadaas lixda bilood ah lagu taageerayo diyaarinta qorshaha dawladda Soomaaliya ee wejiga labaad iyo dhimista ciidamada hawlgalka ATMIS. Golaha ammaanka...

Maalinta kowaad ee Ciidul Adxada ayaa maanta Caalamka si weyn looga debbaal degayaa, iyadoo Malaayiin Muslimiin ah ay maanta isla qaybsanayaan farxadda iyo reyn-reynta maaliontaan qiimaha badan. Dalalka Muslimiinta ee sida wayn looga debabaal degayo waxaxaa ka mid ah  Soomaaliya, waxaana Magaalooyinka waa eyn ee dalka si weyn looga dareemayaamaalinta kowaad ee Ciidda. Maalintaan...

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa shalay kulan gaar ah oo ka dhacay Xarunta Qaramada Midoobay ee NewYork ka yeeshay xaaladda dalka Soomaaliya, waxaana Warbixin looga dhageystay Ergeya UN-ka ee Somalia Catriona Laing. Iyada oo ka hadlaysa kulankeedii ugu horreeyay ee Golaha Ammaanka Ergeyga Gaarka ah ee Xogaya Guud ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya  Catriona...

Dowladda federaalka Soomaaliya iyo ciidamo ka socda dalalka safka hore oo kaabaya ayaa diyaar-garow ugu jira wejiga labaad ee dagaalka kooxda Al-Shabaab ka dhanka ah. Dowladda ayaa horey u sheegtay in wejigii hore ee dagaalka Al-Shabaab ay ku guuleystay, oo ay kooxda ka saartay dhul horleh, islamarkaana ay uga dishay horjoogayaal iyo maleeshiyaad badan. Diyaar-garowga...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo khudbad dhinacyo badan taabaneysa ka jeediyey Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, ayaa hordhigay dalab muhiim ah oo la xiriira qaadista cuna-qabataynta hubka ee Soomaaliya saaran. Madaxweynaha ayaa ka codsaday ergada in ay gacan ku siiyaan baaqa ah “in gebi ahaanba laga qaado cuna-qabateynta hubka ee saaran Soomaaliya.” “Marka...

adaxweynaha Ukraine ayaa sheegay in xogo sirdoon ah oo ay heleen basaasiinta dalkaas ay muujinayaan in Ruushka uu ka fikirayo in uu fal argagixiso ka sameeyo warshadda Nukliyeerka ee Zaporizhzhia ee la haysto. Madaxweynaha ayaa sheegay in waxyaabaha ay qorsheyneyso Moscow ay kamid yihiin inay sii dayaan shucaaca nukliyeerka ee warshadaas oo halis gelin kara nolosha dadka...

Guddiga nabad galyada gobolka Nugaal ayaa beeniyay warar xalay lagu faafiyay baraha bulshada, kuwaas oo sheegaya in laga cabsi qabo inuu dagaal mar kale ka qarxo magaalada Garowe. Wararkan ayaa sababay in magaalada Garowe xalay laga dareemayo barakac ballaaran, iyadoo dadku ka cararayaan in mar kale korkooda lagu dul dagaalamo. Guddiga nabad galyadu waxay sheegeen in aanay...