Sagaal dal oo Afrikaan ah oo Soomaaliya ku jirto oo luminaya xuquuqda codbixinta golaha Qaramada midoobay
Madaxa Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa sheegay in sagaal wadan oo Afrikaan ah oo ay Soomaaliya ku jirto iyo dalka Iran inay luminayaan xuquuqdooda codbixinta sida ku xusan Axdiga Qaramada Midoobay ka dib markii ay iska bixin waayeen xuquuqdooda miisaaniyadda hawlgalka ee Qaramada Midoobay. Xoghayaha Guud Antonio Guterres ayaa warqad uu u diray Madaxweynaha Golaha Guud, Volkan...