Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa loo sheegay dhibaatada ugu weyn ee haysata ka hor ciyaarta adag ee galabta ee Tottenham ay martida ugu noqonayaan magaalada London, taas oo tababare Erik ten Hag uu doonayo inuu guul ka keeno si ay kooxdiisu u qabato hoggaanka horyaalka Premier League. ADVERTISEMENT Isniintii ayay soo baxday dhibaatada ugu weyn ee Manchester...

Tobanka kooxood ee bixiya mushaharka ugu badan kubadda cagta waqtigan ayaa la shaaciyey, waxaana safka hore soo galay saddex kooxood oo horyaalka Sucuudiga ah oo ay ku jirto Al Hilal oo dhaaftay Manchester United  kaddib markii ay la saxeexatay Neymar Jr. ADVERTISEMENT Xiddigaha waaweyn ee ay ka mid yihiin Cristiano Ronaldo, Karim Benzema iyo Neymar Jr ayaa iskaga...

Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa laa sheegay in ay raadinayso tababarihii u beddeli lahaa Xavi Hernndez, kaddib markii shaqada agaasimaha ciyaaaraha loo dhiibay halyeygii khadka dhexe ee Deco oo ay waqti dheer iska soo garab ciyaareen Xavi Hernandez. ADVERTISEMENT Deco oo Barcelona dib ugu soo laabtayt bilo ka hor, ayaa waxa uu beddelayaa Mateu Alemany oo ka...

Natiijadii la sugayay ee baadhitaanno lagu sameeyey kabtanka cusub ee Chelsea ee Reece James oo dhaawacmay ayaa soo baxday, waxaana argagax uu ku dhacay Mauricio Pochettino oo ka fiirsanaya inuu dib ugu laabto suuqa iibka ciyaartoyda oo uu raadsado difaac midig oo kale. ADVERTISEMENT Reece James oo beddel ku baxay qaybta dambe ee kulankii Axaddii ee Liverpool ayaa...

Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa ugu dambayn heshay fursad weyn oo uga timid Chelsea, kaddib markii ay Blues ku fashilantay inay la saxeexato xiddig Premier League ah oo tababre Mauricio Pochettino uu ku darsaday xisaabtiisa, kaas oo Liverpool ka caawinaya inay hesho xiddig uu raadinayay tababare Jurgen Klopp. ADVERTISEMENT Kaddib markii ay ka tageen ciyaartooyo...

Tababaraha Arsenal ee Mikel Arteta ayaa sharraxay sababta ay kooxdiisu ula saxeexatay goolhaye David Raya oo ay kala soo wareegtay Brighton & Hove Albion iyaga oo haysta Aaron Ramsadale, waxaana uu macallinka reer Spain si dhab ah uga cadhaysiiyey goolhayaha reer England oo bandhig heersare ah ka sameeyey Emirates Stadium xilli-ciyaareedkii tegay. ADVERTISEMENT Mikel...

Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa waqti dambe kaa shaqaysanaysa suuqa iibka ciyaartoyda ee xagaaga, balse waxay haddaba taageereyaashu sii heleen shaxda uu Klopp doonayo inuu ku dheelsiiyo kooxdiisa kulamada soo socda, taas oo uu isbeddel ku iman karo haddii uu helo ciyaartoyda uu doonayo inuu kusoo kordhiyo safkiisa. ADVERTISEMENT Liverpool oo uu isbeddel badan...

Horyaalka waddanka Ingiriiska ee Premier League oo la ciyaarayo kulamadii labaad ee xilli-ciyaareedka cusub, waxa kasoo bixi dooina natiijooyin waaweyn iyadoo Manchester City, Manchester United, Arsenal iyo Tottenham aanay wax guul ah arki doonin toddobaadkan, sida uu saadaaliyey halyeygii Manchester United ee Dimitar Berbatov. ADVERTISEMENT Saddexda kooxood ee...

Ciidamo ka cabanaya mushuur la,aan oo xeratay qaar ka mid ah wadooyinka baladeyne. ...

Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta waxaa lagu wadaa in mid kamid ah kulamadooda caadiga ah ay ku yeeshaan Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho. Guddoonka Golaha Shacabka ayaa Xildhibaannada ku wargeliyay in Kulanka Maanta uu jiro kana soo qeyb galaan, iyada oo Ajandayaasha ay Kulanka Maanta ay kala yihiin: Ka doodista Warbixinta...