Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Xidhiidhka kubbada cagta aduunka ee FIFA ayaa si rasmi ay u shaaciyay muuqaalka heesta koobka aduunka ee  ‘Live It Up’ taas oo ay ka soo wada muuqdeen Will Smith, DJ Nicky Jam iyo waliba fanaanada Era Istrefi, waxayna hadda jamaahiirta kubbada cagta aduunku lix maalmood ka hor koobka aduunka bilaabashadiisa heleen muuqaalka rasmiga ah ee heesta lagu furi doono...

Halyayga xulka qaranka Brazil iyo kooxda Real Madrid Roberto Carlos ayaa isku sharaxay inuu noqdo badalka macalinka reer France ee Zinedine Zidane kaasoo si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu iska casilay shaqada tababarenimo ee kooxda, kadib markii uu Los Blancos kula guuleestay markii saddexaad xidhiidh ah tartanka UEFA Champions League. Difaacii hore kooxda Real Madrid Roberto...

Real Madrid ayaa mushkilad kale oo cusub cagaha la gashay, kaddib markii la ogaaday in tababaraha kooxda da’yarta Real Madrid ee heerka labaad Castilla uu go’aansaday inuu iskaga tago afar maalmood kaddib markii uu Zinedine Zidane ka dhaqaajiyey kooxda kowaad ee Real Madrid.Cuti ayaa maraya dariiqii Zidane oo kale isaga oo Casilla ka baxaya. Guti ayaa ka mid ahaa tababareyaasha...

Maalmo kooban ayaa ka hadhsan dhacdada kubbada cagta ugu wayn ee koobka aduunka kaas oo dhawaan si rasmi ah uga furmi doona dalka Russia. Maamulka horyaalka La Liga ayaa isha soo mariyay liisaska min 23 ka xidig ee 32 ka xul qaran ee aduunka ku matalaya koobka aduunka ee Russia, waxayn kala soo dhex baxeen ciyaartoyda kooxaha ree Spain ka tirsan ee koobka aduunka ka ciyaari...

Kooxaha Real Madrid iyo Liverpool ayaa si wayn ugu dagaalami doona koobka UEFA Champions League marka ay caawa ku kulmaan magaalada Kiev oo ay waqti dheer u soo diyaar garoobayeen, waxaana caawa la ogaan doonaa kooxda horyaalka Yurub noqon doonta xili ciyaareedkan 2017/18 oo si rasmi ah u soo xidhmi doona. Labada kooxood ayaa xili ciyaareedkan dagaal xoogan u soo galay...

Xidiga xulka qaranka Masar iyo kooxda Liverpool ee Mohamed Salah ayaa qarka u saaran in uu ku guulaysto kabta dahabka ah ee gool dhalinta horyaalka Premier League inkasta oo uu xili ciyaareedkiisii ugu horeeyay ku qaaanayo Anfield laakiin waxa uu sidoo kale dariiqa u saaran yahay in uu ku guulaysto abaal marinta Premier League ugu qaalisan ee xidiga sanadka horyaalka Ingiriiska...