Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Maalmo kooban ayaa ka hadhsan dhacdada kubbada cagta ugu wayn ee koobka aduunka kaas oo dhawaan si rasmi ah uga furmi doona dalka Russia. Maamulka horyaalka La Liga ayaa isha soo mariyay liisaska min 23 ka xidig ee 32 ka xul qaran ee aduunka ku matalaya koobka aduunka ee Russia, waxayn kala soo dhex baxeen ciyaartoyda kooxaha ree Spain ka tirsan ee koobka aduunka ka ciyaari...

Kooxaha Real Madrid iyo Liverpool ayaa si wayn ugu dagaalami doona koobka UEFA Champions League marka ay caawa ku kulmaan magaalada Kiev oo ay waqti dheer u soo diyaar garoobayeen, waxaana caawa la ogaan doonaa kooxda horyaalka Yurub noqon doonta xili ciyaareedkan 2017/18 oo si rasmi ah u soo xidhmi doona. Labada kooxood ayaa xili ciyaareedkan dagaal xoogan u soo galay...

Xidiga xulka qaranka Masar iyo kooxda Liverpool ee Mohamed Salah ayaa qarka u saaran in uu ku guulaysto kabta dahabka ah ee gool dhalinta horyaalka Premier League inkasta oo uu xili ciyaareedkiisii ugu horeeyay ku qaaanayo Anfield laakiin waxa uu sidoo kale dariiqa u saaran yahay in uu ku guulaysto abaal marinta Premier League ugu qaalisan ee xidiga sanadka horyaalka Ingiriiska...