LA YAAB! Zlatan Ibrahimovic Oo Si Xun Ugu DIGTAY Wiilka Uu Dhalay Tababarihiisa LA Galaxy!

by admin | Monday, Sep 17, 2018 | 969 views

Zlatan Ibrahimovic waxa uu ku lug yeeshay is qab qabsi kululaa oo kala dhexeeyey Michael Bradley kaddib markii uu dhaiyey goolkiisii 500-aad ee waayihiisa ciyaartii LAG Galaxy ay 5-3 yuga badisay Toronto FC.

Laacibkii hore ee Manchster United waxa uu dhaliyey KARATEE oo aan ahayn wax isaga cusub .

Goolkaas waxa uu Zlatan Ibrahimovic ku helay in ay taageereyaasha garoonka u istaagaan laakiin isaga dabaal daggii uu caankaku ahaa ayuu sameeyey.

“Ma aha markii kowaad oo ay ii istaagaan taageereyaasha iga soo horjeedam”ayuu yiri.

Marka laga yimaado goolkaas taariikhiga ahaa ee Zlatan, Laacibka reer Sweden waxa ay is qabtaan Michael Bradley oo ah wiilka taabaraha LA Galaxy – Bob Bradley.

“Waxa uu isu arkaa filasafoorka kubadda cagta,” ayuu yiri Ibrahimovic oo ka hadlaya Bradley.

Like it? Share it!

Leave A Response