Xiddigo Ku Qasbanaaday In Ay Riixaan Baabuur Soo Dhex Galay Garoon Ciyaar Ka Socotay

by admin | Monday, Sep 17, 2018 | 959 views

Arin la yaab leh ayaa ka dhacay kulan ka tirsanaa horyaalka Dalka Brazil kadib markii ay xiddigihii kulanka ciyaarayay ku qasbanaadeen in ay riixaan baabuur.

Baabuurka oo ahaa mid lagu qaaday xiddig dhaawacmay ayaa si lama filaan ah u dhaqaaqi waayay markii la saaray xiddigii dhaawacmay ee ciyaarta laga dhex qaadayay.

Xiddigaha ayaa loo sheegay kadib in ay riixaan baabuurka si ay uu baabuurku u dhaqaaqo ugana boxo garoonka si ciyaarta dib loogu bilaabo una sii socoto Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan

Like it? Share it!

Leave A Response