Category Archives: MAQAL IYO MUQAAL
Maxamed Cabdi Waare ayaa ku tilmaamay Isbadelka ka socda Geeska Afrika in uu yahay mid wanaagsan oo u baahan in la xoojiyo, laakiin marwaliba ay jirikaraan Caqabado. Xiriirka u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya ayaa waxaa ku yimid gaabis ka dib Markii Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku dhawaaqay in cunaqabateynta hubka laga qaado dowladda Erateriya. ...
Warar dheeraad ah ayaa waxa ay kasoo baxayaan Laba Qarax iyo Weerar toos ah oo maanta lagu qaaday Barkontorool oo ay ku sugnaayeen Ciidamada Ilaaladda Madaxtooyadda oo ku taalla Waddada gasha madaxtooyada ee ka timaada Isgoyska Ceel Gaabta. Weerarka ayaa ku bilowday rasaas ragga hubaysan ay ku fureen ciidanka, iyaga oo dilay hal askari oo ka tirsanaa ciidamada Militariga,...