Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle ayaa ku baaqay in dowladda Soomaaliya ay xaliso tabashadda ay soo jeedisay dowladda jabuuti{Daawo}

by admin | Saturday, Aug 4, 2018 | 2176 views

Maxamed Cabdi Waare ayaa ku tilmaamay Isbadelka ka socda Geeska Afrika in uu yahay mid wanaagsan oo u baahan in la xoojiyo, laakiin marwaliba ay jirikaraan Caqabado.

Xiriirka u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya ayaa waxaa ku yimid gaabis ka dib Markii Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku dhawaaqay in cunaqabateynta hubka laga qaado dowladda Erateriya.

Like it? Share it!

Leave A Response