In Uu Qorsheenayo Ku Biiridda Liverpool Xagaaga Dambe, Messi & Ronaldo Kan Laacibsan, Kante Oo Arrimahaas Uga Warramay Taageereyaal Ka Kexeeyey Masaajid Ku Yaal London Xilli U Waayey Baskii Uu Ku Safri Lahaa

by admin | Tuesday, Sep 18, 2018 | 917 views

N’GOLO KANTE waxa uu qorshaha ku darsan doonaa in uu xagaaga dambe ku biiro Liverpool.

Waxaa aragtidan qaba taageere Liverpool ah oo habeen marti sooray Kante kaddib markii uu ka baaqday Tareenkii uu Paris  u raaci lahaa kulankii Cardiff City kaddib.

Kaddib isaga oo raadinaya in uu Baska Euro Star ee geyn lahaa Paris ayey  Masaajidka ku qabteen koox taageereyaal ah oo ku sii socda guryohooda.

27 jirka habeenkii oo dhan waxa uu ciyaarayey FFA, waxa uu cunayey digaag hala uu daawanayey goos gooska bandhigyadiisii kulanka Cardiff.

Mid ka mida taageereyaasha oo diiday in la magacaabo ayaa ka sheekeeyey laacibka khadka dhexe ee ay dadka oo dhami jecel yihiin, walina wata gaariga a Mini Cooper marka laga yimaado hodatinimadiisa isaga oo u warramaya Daily Mail.

https://i0.wp.com/www.laacibnet.net/wp-content/uploads/2018/09/

Like it? Share it!

Leave A Response